REPUBLIC OF SOMALILAND
VOCAL |
INSTRUMENTAL |
(in somali)
samo ku waar samo ku waar
samo ku waar samo ku waar
sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa
samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan
hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar
hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar
geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada somaliland
geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada somaliland
xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar
xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar
guulside xanbaarsan
soo noqoshadiisa
guulside xanbaarsan
soo noqoshadiisa
kalsooniduu mutaystayee dastuurka
dastuurka ku salaan kugu salaanay
midnimo walaalnimo goobanimo
midnimo walaalnimo goobanimo
islaanimo kugu salaanee samow samidiyo
islaanimo kugu salaanee samow samidiyo
samo ku waar samo ku waar somaliland