REPUBLIC OF SOMALILAND
Jamhuriyadda Somaliland | جمهورية أرض الصومال
Jamhuriyadda Somaliland | جمهورية أرض الصومال
VOCAL
|
INSTRUMENTAL
|
(in Somali)
Samo ku waar, samo ku waar
Samo ku waar, samo ku waar
Sarreeye calanka sudhan Bilay dhulkiisa
Samo ku waar Iyo bogaadin sugan
Hambalyo suubban kugu salaannee
Saamo ku waar
Hambalyo suubban kugu salaannee
Saamo ku waar
Samo ku waar, samo ku waar
Samo ku waar, samo ku waar
Sarreeye calanka sudhan Bilay dhulkiisa
Samo ku waar Iyo bogaadin sugan
Hambalyo suubban kugu salaannee
Saamo ku waar
Hambalyo suubban kugu salaannee
Saamo ku waar
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay
Qarannimada Soomaaliland
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay
Qarannimada Soomaaliland
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee
samo ku waar
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee
samo ku waar
Qarannimada Soomaaliland
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay
Qarannimada Soomaaliland
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee
samo ku waar
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee
samo ku waar
Guulside xambaarsan
Soo noqoshadiisa
Kalsooniduu mutaystayee dastuurka
Dastuurka ku salaan
kugu salaanay
Midnimo walaalnimo
Goobanimo
Midnimo walaalnimo
Goobanimo
Soo noqoshadiisa
Kalsooniduu mutaystayee dastuurka
Dastuurka ku salaan
kugu salaanay
Midnimo walaalnimo
Goobanimo
Midnimo walaalnimo
Goobanimo
Islaanimo kugu salaanee
samow samidiyo
Islaanimo kugu salaanee
samow samidiyo
Samo ku waar samo ku waar
Samo ku waar
Samo ku waar samo ku waar
Samo ku waar
samow samidiyo
Islaanimo kugu salaanee
samow samidiyo
Samo ku waar samo ku waar
Samo ku waar
Samo ku waar samo ku waar
Samo ku waar